XOGMAAL.NET

Arday luuqadda Englishka iyo farsamadda gacanta bartay oo shahaadooyin lagu gudoonsiiyey Cape Town + Sawiro
19 June 2013 : Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada luqadda Eglishka, Farsamooyinka Gacanta  iyo waliba xirfado kale ayaa waxaa Lagu Qabtay Magaalada Cape Town ee Wadanka South Africa.

Ardayda Shahaadooyin ;a gudoonsiinayay ayaa Isugu Jiray Soomaali iyo Kuwo ka yimid wadanka Congo Isla markaana ku nool magaalada Cape Town oo wax ka baranayay iskuul lagu magacaabo Scalabrini Centre kaa oo ay maal jaliso Heylad hoos tagta laanta Qaxootiga ee UNHCR Xarunteeda wadanka South Africa.

Tirada Ardayda Qaadaneysay Shaahadada oo gaareysay in ka badan 300 ruux ayaa waxaa ka mid ahaa ilaa 40 dhalinyaro Soomaali ah oo baranayay luqadda Eglishka, iyo Farsamada Gacanta,

Iskuulkan oo in muddo ah ka furnaa Dalka Southa Africa ayaa waxaa aad ugu yaraa dhalinyarada Soomaalida ah ee ku nool dalkaasi, balse Sanadahii Dambe ayeey ku sii badanayeen sida ay warbaahinta Qaranka u sheegtay Daniyala oo maamule ka ah iskuulkan.

Sido kale Maxamed Cali oo ka mid ah ahaa dhalinyaradii Soomaalida ah ee ugu horeeysay oo iskuulkaasi ku biiray ayaa waxaa uu sheegay in marka ay bilaabayeen ay ahaayeen ilaa Shan dhalinyaro Soomaali ah balse iminka ay ku sii bateen.

Iskuulkan ayaa waxaa maal galisa hey’ad hoos tagta UNHCR Waxaana loogu tala galay in luqadaha iyo farsamooyinka ganactada lagu baro Dhalinyarada Qaxootiga ah ee ku nool dalka South Africa, taa oo si lacag la’aan ah lagu baranayo waxaana dhalinyarada ugu badan ee ka faa’ideysata ay ka yimaadaan wadanka Congo ayado dhalinyarada Soomaalida ahna ay iminka ku sii Badanayaan.

Cabdilahi Maxamuud Amiin (Abdilahi Qorshe)

Xog-Maal

Dhismaha iskuulaad dowli ah oo ka bilowdey dalka = Sawiro
19 June2013 : Illaa 36 iskuul oo ay dowladda maamuli doonto dalka oo dhan ayaa maanta dhismaha iskuulkii ugu horeeyey laga bilaabay magaalada Muqdisho.

Mashruuracani ayaa waxaa maalgalinaya ururka Islaamka, iyada oo lacagta uu bixinayo dalka Sucuudiga.

Wasiirka adeegga Bulshada Drs. Maryam Qaasim iyo Wasiirka arrimaha gudaha Cabdikariim Guuleed ayaa dhagax dhigey iskuulkani, iyada oo iskuulaadka kale oo dhan lagu dhamaystiri doono muddo sanad gudihiis.

Daawo Sawiradda

Xog-Maal

Aragti ku toogasho lagu xukumey dadka falalka ka geysta caasimadda
Cabdikaafi Hilowle, xoghayaha maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegey in aragti lagu tooganayo ciddii fal amaan darro ah geysata

19 June 2013 : Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegey in ay go’aan ku gaareen in qof kasta oo bastoolad wax ku dilo ama bambaano tuura in isla goobta lagu tooganayo, iyada oo aanan lala sugin maxkamad iyo xabsi toona.

Cabdikaafi Hiloowle Cusmaan oo ah xoghayaha maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegey in arrinkani uu ka go’anyahay.

Waxa uu intaasi ku daray in go’aankan ay qaateen kadib markii ay ogaadeen in dadka falalka geysta marka la xiro kadib la siidaayo oo ay falal kale geystaan.

Lama oga in hadalka Cabdikaafi uu la xiriiro eedeymo dhawaanahan gudoomiyaha gobolka Banaadir u jeedinayay garsoorka maxkamadaha goboladda Banaadir.

Xog-Maal

Idaacad Kismaayo ka hadlay oo maanta hawada laga saaray
19 June 2013 : Raadiye maalmahan laga maqlayay hawada Kismaayo ayaa maanta hawada laga waayay kadib markii la sheegey in maamulka Jubbaland ee Kismaayo uu digniin siiyey raadiyaha.

Raadiyaha ayaa la sheegey in uu taabacsanaa mid ka mid ah raggii sheegtey madaxweynenimada, Barre Aadan Shirre Hiiraalle.

Waxaa lagu magacaabaa Radio Jubba oo kasoo gala moowjadda FM-ka ah ee 99.9.

Horey waxaa magaalada oga shaqaynayay Radio Kismaayo oo maamulka Axmed Madoobe taabacsan.

Xog-Maal

Dowladda Soomaaliya iyo AMISOM oo xaqiijiyey amaanka xarunta UN-ka
Sawir Hore oo muujinaya gaari ka baxaya xarunta UN-ka ee Qaramada Midoobey

19 June 2013 : Ciidamadda dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa si buuxda ula wareegey amaanka xarunta UN-ka ee maanta la weeraray.

Wararka waxa ay sheegayaan in dagaalhano Alshabaab ka tirsan ay gudaha dhismaha galeen waxyar kadib markii illinka hore ee dhismaha lagu qarxiyey gaari.

Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegey in ay arkayeen dad ku dhaawacmay goobta, iyada oo gawaaridda gargaarka degdega ah la arkayay iyaga oo dhaawac qaadaya.

Weerarkani ayaa imanaya xili 3dii bishan xarumaha Qaramada Midoobey loosoo wareejiyey Soomaaliya, kadib markii damaanad qaad amaan la siiyey hey’adaha UN-ka kuwaasi oo dalka Kenya fadhigooda u ahaa sababo amaan dartood.

Midoowga Afrika ayaa cambaareeyey falka dhacay, waxaana la amaanay ciidamadda AMISOM oo talaabo degdeg ah ka qaaday.

Xog-Maal

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay xafiiska UNDP ee Muqdisho
19 June 2013 : Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya xarunta UNDP ee Muqdisho taasi oo weerar ismiidaamin ah lagu qaaday maanta.

Wararka waxa ay sheegayaan in ciidamada dowladda ay dib ula wareegeen xarunta kadib markii dagaalyahano mintidiin ah ay gudaha u galeen xarunta waxyar kadib markii ay ka geysteen qarax weyn oo gaari loo adeegsaday.

Shabaabka ayaa sheegtey mas’uuliyadda weerarka dhacay.

Wuxuu noqonayaa weerarkii ugu horeeyey ee xarumaha UN-ka lagu qaado xili dhawaan xafiisyadda Qaramada Midoobey usoo guureen magaaladda Muqdisho.

Sawir Hore oo muujinaya gaari ka baxaya xarunta UN-ka ee Qaramada Midoobey

Xog-Maal

DUKAANLE : Macdaarka Afarta Shaag Leh
18 June 2013 : Mid ka mid ah xirfada ay ku shaqaystaan Soomaalida waa wadista baabuurta yaryar ee loo yaqaano Tagsiyada (taxis), magaalada ugu badan ee baabuurtani ay Soomaalida ka shaqaysato waa Johannesburg oo ay ka shaqeeyaan inka badan 50 tagsi, hadaba faaladani waxaan ku eegeynaa moowduucani xiisaha baddan.

Qiimo ahaan gaariga wuxuu u dhigmaa dukaan oo kale, hase yeeshee dadka uma arkaan in uu leeyahay waxsoo saarka dukaanka oo kale, xaqiiqdii dadka qaar ayaaba u arka in qofka tagsiilaha noqonaya in uu yahay qof shiidey , waayo dadka uma maleeyaan in tagsiilenimadu laga sameeyo lacag ka badan nolol maalmeedka.

hase yeeshee xaqiiqdu taasi waa ay ka duwantahay, tagsiilenimadu waa shaqo sharaf badan oo laga sameeyo lacag u qalanta shaqada la hayo, in aad tagsiile noqoto waxay u baahantahay in aad heysatid hanti aan ku iibsatid gaadiidka aad isticmaaleyso, sidoo kale waa shaqo u baahan xirfad aqooneed oo xagga watista ah, sidoo kale waa shaqo u baahan aqoon dariiqyada magaalada aad shaqada ku heysid, si la mid ah waa shaqo u baahan kasbashada dadka macaamiisha ah oo ay tahay in ay heystaan taleefoonkaaga oo ay kusoo wacaan markasta oo ay u baahdaan in loo qidmeeyo.

waxaad halkaasi ka garan kartaa in ay tahay karti  iyo hanti u baahan oo aanan sahlanayn, oo aysan ahayn arrin igu soo roor ah.

mid ka mid ah astaamaha ay la gaarka yihiin tagsiilayaashani ayaa ah in ay iyagu yihiin mulkiilayaasha baabuurta ay kaxaynayaan halkakuwa iyaga lamidka ah ee ku noolyurub iyo maraykanka ay wadaan baabuur aysan iyagu lahayn intooda badan, arrin kale oo ay kaga duwanyihiin ayaa ah in aysan baabuurtooda lahayn wax astaan ah oo lagu garto sida qoraal dusha sare ku qoran oo ah (TAXI).

waa ganacsi ku kooban Soomaalida macaamiil ahaan, oo dadka dalka u dhashay kama warhayaan jiritaanka ganacsigani maadaamaa aysan dhanka dowlada ka diiwaangashanayn.

Magaalada Johannesburg tagsiilenimadu waa shaqo lagu soo badanayo oo soo jiidanaysa dad cusub, gaar ahaan dadka tuulooyinka kasoo baxay ee doonaya in ay magaalada soo galaan, wallow uu yahay suuq waasac ah oo cid kasta u furan hadane waxa ajira fursado cariiri ah marka laga hadlayo macaamiisha aad ku xisaabtamaysid iyo waliba dadka oo yeelanaya gawaari u gaar ah oo ay danahooda ku oofistaan.

qiimaha lagu raaci baabuurtani waxay waxay ku xirantahay hadba masaafada aad dooneysid in aad tagtid, meelaha ugu badan ee dalabkoodu badanyahay waxaa ka mid ah Boostejada Basaska, Garoonka dayuuradaha, Home Affair-ka, iyo meelaha dalxiiska loo tago.

boosteejada basaska iyo Home Afairs-ka qiimahoodu kama badna R70, laakiin Garoonka maadaamaa uu aadu fogyahay waa R300, waxaa kaloo jira oo mudooyinkii dhawaa suuq yeeshey waabaabuurta u baxda magaalooyinka Pretoria iyo Rustanburg oo iyaga kaga duwan wax kasta in la naadiyo, kuwani waxaa lagu raacaa R70 laakiin waa in uu garaiga buuxsamaa oo ugu yaraan 4 qof oo min R70 la saaraa.

gaadiidka waa kala nooc oo waa kala qiimobadanyihiin, qaarkood ayaa watta gawaari qaali ah oo casri ah oo ay naftu ku dagayso marka aad kortid.

magaalooyinka kale sida Cape Town ma jiraan tagsiilayaal noocan u shaqaynta, laakiin waxaa jira kuwa qaab kale u shaqaysta, waxay wataan gawaarida baakiyaasha loo yaqaano waxayna ka kireeyaan dadka dukaamada leh oo ay alaabaha uga soo daabulaan meelaha ay ka iibsadaan.

Qore : Cabdiraxmaan Nuur Jilley (Bashaash).

Email: jilley3@hotmail.com

Xog-Maal

Leerarka cadceedda ku qasheeya ee Muqdisho oo qaraxyo lala eegtey
18 June 2013 : Sidii in badan oo hore looga digey, islamarkaasina sida weyn loo filayay ayaa wararka soo baxaya waxa ay sheegayaan in qaraxyo lala eegtey leerarka cadcadeedda ku shaqeeya ee caasimadda.

Baalayaasha la qarxiyey ee leerarka ku rakibanyihiin ayaa waxa ay ku yaalaan agagaarka xaruntii hore ee xisbiga, waxayna sidoo kale u dhowyihiin Baar Ayaan.

Horey mas’uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir ayaa oga digey in baalayaashan ay bartilmaameed u noqon doonaan dambiilayaasha Alshabaab, maadaamaa ay leerarka yihiin astaan nabadeed.

Xog-Maal

Soomaaliya oo kaalinta koowaad laga qaaday Burcad badeednimadda
18 June 2013 : War kasoo baxay xarunta bad maaxiinta aduunka ayaa lagu sheegey in Galbeedka Afrika ay gashay kaalinta koowaad ee afduubyadda gaadiidka badda, iyada oo kaalintaasi ka qaaday Soomaaliya oo mar ahayd meesha afduubyadda ugu badan ee maraakiibta ay ka dhacaan.

Warbixinta waxaa lagu sheegey in sanadkii lasoo dhaafay 3ee 2012-kii ay Galbeedka Afrika ka dhaceen 966 badmaax oo weerar loo geystey marka la barbar dhigo 851 badmaax oo Soomaaliya lagu weeraray.

Warbixinta waxa lagu sheegey in la bar tilmaameedsado maraakiibta shidaalka wada, iyada oo lacaga ay yihiin kuwa durba lagu kala qaato si ka duwan Soomaaliya oo lacagaha madaxfurashada la daahin jirey.

Meelaha ugu halista badan waa dalka Nigeria oo isagu soo saara shidaalka.

Xog-Maal

DHAKAFAAR : Dukaanka facaa iska dhici ee K/Afrika oo uu hubkii ka dhamaaday
18 June 2013 : Kusoo dhawaada mar kale iyo qormaddii DHAKAFAAR, oo aan aalaaba kusoo qaadanayo waxyaabaha layaabka leh ama aanan caadiga ahayn ee K/Afrika ka dhaca si dadka ay u fahmaan jawiga Soomaalida ku nooshahay.

DUKAANKA FACAA ISKA DHICI OO HUBKII KA DHAMAADAY

Waxaa laga yaabaa in badankiin aad maqasheen dukaanka facaa iska dhici ee la sheego in uu Gaalkacayo ku yaalo, kaasi oo iibiya dhamaan hub gacmeedka lagu dagaalamo sida seefaha, maqarada, waramada, minidiyaha, masaaradda, mudaca iyo wax kasta oo hub gacmeed ah.

Dukaan kaasi oo kale ah oo ku yaala tuuladda Marikana ee u dhow Restenburg ayuu hubkaasi ka dhamaaday xili shaqaaqooyin shaqaalaha macdanta qora ay jireen, taasina waxa ay ka dhigantahay in dadka is hubeeyeen si ay rabshado u sameeyaan.

Mulkiilaha dukaanka oo ah nin Muslim ah oo lagu magacaabo Maxamed Qaasim ayaa guddi garsoor oo dhagaysanaya xasuuqii Police-ka u geysteen 34 shaqaale godadka macdanta ka shaqaynayay u sheegey in ay noqotey in uu dalbo hub kale maadaamaa saacado gudahood looga dhamaystey qalabkii uu iibinayay, iyada oo dad caraysan ay saaf dhaadheer u galeen in ay qalabkaasi iibsadaan.

Gudigan oo loo yaqaano Farlam Commission oo loogu magac daray xaakimka hormuudka ka ah ayaa dhagaysanaya xasuus aduunka oo dhan ka argagixisey oo Police-ka u geysteen dhowr iyo sodon shaqaalaha macdanta oo mudaaharaad samaynayay.

Sida aad sawirka ka arki kartaan dadka Koonfur Afrikaan ah ayaa jecel hubkani, iyaga oo marka ay mudaaharaadyadda dhacayaan, xitaa kuwa nabdoon ay dadka soo qaadanayaan hubka ceybkan, waxaanan xaqiijin karnaa in hubkani uu yahay kii lagu diley Cabdirashiid Good.

XILDHIBAAN SHAQADA LAGA ERYEY KADIB MARKII UU AFLAGAADEEYEY DADKA MADOOW

Magaaladda Port Elisabeth xisbiga mucaaradka ee DA ayaa shaqada ka fariisiiyey xildhibaan golaha baarlamaanka dowlad goboleedka Eastern Cape kaasi oo direy fariin Email ah oo uu si xun ugu aflagaadeeyey xildhibaanadda madoow.

Xildhibaankani oo lagu magacaabo Stanford Slabbert ayaa yiri “Madaxweyne Zuma waxa uu leeyahay tiro xaasas ah oo ka badan unugyadda maskaxdiisa”, waxa uu intaasi ku daray in ANC ay soo saarayso dad doqomo ah oo doonaya in wax afka loo galgaliyo.

Waxa kale oo uu sheegey in rubuc ka mid ah gabdhaha ardayda iskuulaadka ay qabaan cudurka HIV AIDS, taasina ugu wacantahay in dadka Koonfur Afrikaanka ah ay cuduradda faafiyaan si aduunka kale aanan loo faafin.

Xisbiga DA ayaa iska fogeeyey hadalada xildhibaanka, iyaga oo xisbiga ka direy, sheegeyna in ay anshax marin ku samaynayaan. Laakiin ANC ayaa sheegtey in xisbiga DA ay dadka madoow u arkaan muwaadhiniin darajadda labaad ah oo aanan xuquuq lahayn.

QOYSAS CALI BEESTEEN AH OO XOOG LOOGA SAARAY DHISMO AY DAGEEN CAPE TOWN

Maxkamadda sare ee Cape Town ayaa xukuntey in qoysas xoog ku dagay dhismo ay dowladda leedahay oo ku yaala faras magaalada Cape Town in laga saaro.

Qoysaskani oo sheegtey in ay yihiin dadkii loogu yimid Koonfur Afrika ee Cali Beesteenka ahaa ama Khoisan loo yaqaano ayaa sheegey in ay xaq u leeyihiin in ay halkaasi dagaan.

Qoysaskani oo 15 gaaraya, islamarkaasina kasoo jeeda ugaarsato K/Afrika loogu yimid ayaa qaba in iyaga ay yihiin dadka lahaanshiyaha dhabta ee Koonfur Afrika ay iyagu u sugnaatay.

Dhawaan waxaa jirtey xayaysiis buuq badan dalka ka dhalisey taasi oo ay samaysay shirkadda maqaayaddaha digaaga lagu dubo ee Nandos loo yaqaano, xayaysiiska ayaa waxa uu muujinayaa in qof kasta oo Koonfur Afrika ku nool uu yahay ajnabi, dadkana wada dhamaanayaan, waxa soo harayana ay yihiin dadka Cali Beesteenka ah, waxa xayaysiiska looga gol lahaa in lagu muujiyo in Soomaalida iyo Ajaaniibta kale oo kaliya aysan ajaaniib ahayn,balse dadka kale oo dhan ay ajnabi yihiin.

DAAWO XAYAYSIISKA NANDOS

Xog-Maal