Maamuleyaasha Kismaayo oo si kale u turjuntey go’aanaddii IGAD
25 May 2013 : Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo shirkii Kismaayo ka socday loogu doortay Madaxweynaha maamul goboleedka Jubaland, ayaa sheegay inuu soo dhaweeynaayo War-murtiyeedka kasoo baxay madaxda IGAD iyo shirka la qaban doono, balse [...]
Mooshin baarlamaanka la geeyey si ciidamada Kenya dalka looga saaro
25 May 2013 : Qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka ayaa wada mooshin ay ku doonayaan in baarlamaanka ay hor dhigaan kaasi oo ku saabsan in lagu meelmariyo in ciidamada Kenya ay ka baxaan Soomaaliya.
Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ka mid [...]
Qarax ay dad badan ku waxyeeloobeen oo ka dhacay Baydhabo
25 May 2013 : Wararka ka imanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in qarax xooggan oo halkaasi ka dhacay uu geystey qasaaro.
Illaa iyo 14 qof oo ay 2 ka mid ah aad u daranyihiin kadib markii bam gacmeed lagu tuurey meel [...]
Taliyeyaal ciidan oo xilalka laga qaaday Gedo iyo Jubbada Hoose iyo kuwa cusub oo la magacaabay
25 May 2013 : Dowladda Soomaaliya ayaa xilalkii ka qaaday taliyeyaasha ciidamada militariga ee Jubbada Hoose iyo Gedo, kadibna magacoowdey taliyeyaal cusub.
Xil ka qaadistii ugu dambeeysey ayaa waxaa lagu sameeyey taliyaha ciidamada militariga [...]
Dowladda Soomaaliya oo cabatay hadal kasoo yeerey Ra’isulwasaaraha Ethiopia
25 May 2013 : Warar soo baxaya waxa ay sheegayaan in madaxweynaha Soomaaliya uu warqad u qorey Ra’isulwasaaraha dalka Ethiopia taasi oo uu kaga cabanayo saameynta xun ee uu yeeshey hadal dhawaan kasoo yeerey Ra’isulwasaaraha.
Ra’isulwasaare [...]
Maamulka Kismaayo “Dagaal ayaan diyaar u nahay”
25 May 2013 : Afayeen u hadlay maamulka Kismaayo ayaa shir jaraa’id maanta ka sheegey in maamulkaasi ay u diyaargaroobeen dagaal ay la galaan dowladda Soomaaliya.
Cabdinaasir Seeraar oo sidoo kale ah afayeenka xarakada Raaskaanbooni ayaa [...]
Axmed Madoobe “Xildhibaanada Dowladda ku jira ayaan lasoo noqoneynaa”
25 May 2013 : Madaxweynaha dhawaan loo doortey Jubbaland balse ay si wada jir ah u diideen urur goboleedka IGAD iyo dowladda Soomaaliya ayaa ka hadlay go’aankii shalay iyo xalay ay gaareen hogaamiyeyaasha IGAD ee maamul u samaynta Jubbooyinka [...]
Shirkii IGAD : War saxaafadeed uu soo saaray madaxweynaha + Sawiro
24 May 2013 : Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud oo ka qeybalay shirkii Madaxweynayaasha IGAD ayaa halkaas khudbad taariikhi ah ka jeediyey oo uu sheegey in Shirkii 3da May ee madaxda IGAD wax badan qabsoomeen, [...]
Dowladda Soomaaliya oo ku guuleysatay hardarkii Jubbaland
24 May 2013 : Halkan waxaan idinkugu soo gudbineynaa qodobo kasoo baxay shirkii golaha wasiiradda IGAD ee Ethiopia ka socday kaasi oo mashruuca maamul u samaynta Jubbaland lagu wareejiyey dowladda Soomaaliya
1. Dhinacyada oo dhan waxay isku [...]
Caruurta la faraxumeeyo oo qeybtiisa labaad aan idin heyno oo xiiso Leh.
Iyadoo todobaadkii hore la sii daayey barnaamij aad u xiiso badan oo lagu waraystay haweeney Soomaaliyeed oo dhibaato xoogan kasoo gaartay qof aysan marnaba ka filanaynin kaasi oo faraxumeyn aanan marnaba la ilaawi karin u geystay gabar yar [...]


