Shirweynihii 6aad ee GOS oo lagu doortay Guddoon Cusub | XOGMAAL.NET
05232013Headline:

Shirweynihii 6aad ee GOS oo lagu doortay Guddoon Cusub

Shirweynihii lixaad ee Guddiga Olambikada Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay Hotel Jaziira magaalada Muqdisho, shirweynahan ayaa lagu doortay guddoon cusub oo uu hogaaminayo C/llaahi Axmed Tarabi.

Khubaddii furitaanka Shirweynahan ayaa  waxaa  soo jeediyay Guddoomiyaha  Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur [Tarzan] wuxuuna muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay muddo ka dib in doorashada GOS ka qabsoonto Muqdisho, isagoo dhinaca kale balan qaaday  in maamulka Gobolka Banaadir  la shaqeyn doono Guddiga Olambikada iyo xiriirada hoos yimaada.

 

What Next?

Recent Articles

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.