Madaxweynaha Somalia oo Khudbad Xasaasi ah u jeediyay Ardayda wax kabarata Dalka Sudan | XOGMAAL.NET
05212013Headline:

Madaxweynaha Somalia oo Khudbad Xasaasi ah u jeediyay Ardayda wax kabarata Dalka Sudan

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay kulan laqaatay magaalada khartuum ardayda soomaalieed ee wax ka barta wadanka suudaaan ayaa ardayda ku dhiiri galiyay wax barshda isaga oo sheegayna in marka ay dhameestaan waxbarashadooda ay dalka ku soo laabtaan ugana faa`iideeyaan aqoontooda dalka.
Madaxweynaha oo suudaan utagay ka qeybgalka fantasyaha 57 guuradii ay suudaan ka xuroowday Gumeestahii ingiriiska , kulanka uu laqaatay ardayda iyo jaaliyda Soomaaliyeed dalkaasi suudaan waxaa uu uga hadlay arimo dhoor ah oo ay ka mid tahay amaanka iyo sida uu ula tacaamulayo Maamulada Sameestay.

Madaxweynaha ayaana ugu baaqay Ardayda Waxkabarata Dalka Sudan in ay Dalkooda kusoo laabtaan marka ay dhameestaan Waxbarashadooda si ay bulshadooda iyo dalkooda ugu faa’iideeyaan waxa ay barteen.
Xasan Sheekha waxaa uu tilmaamay in boqolka maalmood uu xilka hayo uu durba bilaabay wadahadalkii ay xukuumadii KMG ahayd bilowday ee u dhaxeeyay Dowlada Soomaaliya iyo maamulka soomaliladn aynaha da bilaabeen kuwa hor dhac ah.

What Next?

Recent Articles

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.