Sawiradaan oo laga soo qaaday qasriga madaxweynahii hore ee Dalka Tunuusiya Zayni Alcaabiiin bin caliĀ waxaan ka muuqata nolosha ku takri falka ah hantida iyo sida uu ugu jiray nolosha Tarfiiha ah .
Qasrigaan ayaa ku yaala Saydi Dareef oo ka mida magaalooyinka Dhaca Xeebta , waxaan uu noqday sida matxaf ay dadka soo booqdaan oo kale.


























