Luka Modric iyo Alex Song oo loo codeeyey Ciyaaryahadii ugu xumaa ee la soo iibsado | XOGMAAL.NET
05192013Headline:

Luka Modric iyo Alex Song oo loo codeeyey Ciyaaryahadii ugu xumaa ee la soo iibsado

Wargeys kasoo baxa Spain ayaa codeyn uu sameeyey ugu codeeyey labadaan Ciyaaryahan ee kala ah Luka Modric iyo  Alex Song ciyaaryahanadii ugu xumaa ee lala soo wareego ,waxaa noqday ciyaaryahankii ugu fiicnaa ee lala soo wareego Jordi Alba oo Barcelona u ciyaara  kaalinta 2aad na waxaa galay Obafemi Martins, waxaa sidoo kale loo codeeyey ciyaaryahanka ugu wanaagsanaa sanadkii tagay  waxaana kuguuleestay Lionel Messi oo helay 60 % , kaalinta 2aad waxaa galay  Cristiano Ronaldo 14.4% , kaalinta 3aad na waxaa galay  Radamel Falcao oo helay 10.6 % . Dhanka macalimiinta waxaa kuguuleestay Diego Simeone.

What Next?

Recent Articles

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.