Newcastle United oo kuguuldareesatay celinta Demba Ba | XOGMAAL.NET
05182013Headline:

Newcastle United oo kuguuldareesatay celinta Demba Ba

Newcastle United ayaa sheegtay in ay kamaarmaan Demba Ba hadii uu goaansaday inuu katago kooxda , wuxuu hadalkiisii sii raaciyay anagoo intaan ka tabar daran ayuu Andy Carroll naga tagay waana kamaaranay waad aragteen waxaan aad uga xumahay inuu Demba Ba naga tago lakin majiro ciyaaryahan kaweyn naadiga

What Next?

Recent Articles

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.