Sanada 2012 waxaa dhacaya dhacdooyin kala duwan oo isugu jira kuwa dabiici ah iyo dhacdoyin shilalal ama wax la mida ka dhasahy oo aadanahu sababay, sidoo kale isbadalo ka dhacay qeybo ka mida ayaa Shabakada Xogmaal waxaa ay idin soo aruurisay Sawiro layaab leh oo indhahu raac raaci doonaan , inta badan waxaa kuwa reebay saameyn intii aragtay sawiradaasi.
Waan idin ka iyo dhacdooyinkii ugu weynaa ee sawirada Daawasho Wacan.
Dabaalyaqaanka reer shiine Tashanga Taaw 21 jirka aan Garbaha ka Go`an ayaa Wacdaro ka dhigay ciyaarta Dabaasha ee Cuuryaamiinta Tartankii olombikada isaga oona jabiyay iskoorkii laqiyaasi karay

Musik yahanka reer kuuriya Barka Jih Sanga ee loo yaqan Saanga oo soo bandhigaya heesta caanbaxday ee magaalada sidni ustaraaliya octobar 2012 taasi oo noqtay heesta ugu taageeraha badan dunida sanadkaan

Madaxweynaha mareykanka Barak Omaba oo Qoorqooraysnaya xaakiisa Miishel Obama sawiraaksi oo noqday sawirka uga taageerada badan Tuwiterka

Omama oo ku guda jira olalhiisa doorashada oo nin kor u xambaarsaday.

Madaxweynaha mareykanka oo muujinaya Sawir shactaro ah jeesjeesna uu ka muuqdo casho uu ku qabtay aqalka cad ee mareykanka abriil 2012.

Murashaxii madaxtinimada mareykanka ee xisbiga Jamhuuriga Mitromni oo u jeedinaya Khudbad TaageerayaashiisaOhaayo Oct 2012.

Dood dhaxmartay murashaxiintii mareykanka doorashda madaxtinimada ka dhacday ka hor

Duufaantii sidni oo dhalisay roobab xoog badan biyahan ay wadooyinka gobolka Newjiiris.

Keedka Sheyaalaanga ee Deeganka Khanaan shiinaha oo mid ka mida irdahiisa la furay lulyo 2012.

dabeylaha Brtamaha Sawlaa oo soo jiirtay filibiin sababtayna dhimashada ruux iyo korontadii oo oo ka go`day malaaiin ruux.

shil dagittaanka markabka dalxiisk Koosta konkoordiya ee Talyanaiga Janayo 2012 sababayna iyo dhaawaca in ka badan 30 ruux

Gaari Barafoobay bartamaha magaalada jineefa ee Iswisirlan febaraayo 2012, baraf iyo qabow saameeyay bariga iyo bartamaha yurub lana tagat 260 ruux oo ay ku geeriyoodeen

Cadawga yahuuda oo weerar ku qaaday Qaza novenbar 2012.


Ninka u dhashay Naybaal Shandara Dangii ee 72 jirka oo loo aqoonsaay ninka ugu gaaban dunida, dhirirkiisuna uu gaarayo 56 santi mitir

Wiil ku dhaawacmay duqeyn Gantaal oo sugaya in la daaweeyo agoosto 2012.

Muwaadin suuriyaan ah oo xambaarsan Gabadhiisa oo dhaawacantay si uu ugu hele daryeel caafimaad sebtenbar 2012

askari faransiis ah oo taagan saqafka sare ee xarun amaan Wadanka afqaanistaan

Hogaamiyaha muxaafidka Andooniyoos Saamaaras ayaa ku guuleestay doorashiooyinka noqonaya ra isulwasaare

Taageerayaasha Hoolanda oo u banaanbaxay Guusha Doorashoyinka faransiiska

maroodi 42 jir ah meedkiisa oo dhameestiran oo lagu soo ban dhigay abriil 2012

shabeel ku dhacay barkad biyo bishii jun 2012 oo la badbadinayo

shaqaalaha Xarun cilmi baris ee xaywaanada Albaanda oo xiran dhar shabaha haywaankaasi albaanda
Mukhtaar suudi (Ciidey)
Email: Ciidey@hotmail.com
Muqdisho Somalia



