Kulanka Adag ee dhex mari doona kooxda ugu difaaca Adag | XOGMAAL.NET
05202013Headline:

Kulanka Adag ee dhex mari doona kooxda ugu difaaca Adag

Liverpool ayaa usafri doonta  garoonka Britannia Stadium berito oo arbaco ah waxayna laciyaaro doontaa Stoke City oo noqotay kooxda ugu difaaca wanaagsan xilli ciyaaredkaan , kulankii kadhacay Anfield Oct 7, 2012 ayaa kusoo idlaaday goal la aan hadaba Liverpool oo haatan Stoke city kaga koreesa goolal ayaa lakulmi doonta ciyaar adag maadaama oo ay la dheeleeso kooxda ugu difaaca adag ee xilligaan , Ma ogtahay aqristow in Stoke city siddeed ciyaar  aan laga badin , mise ogtahay in laga dhaliyay oo kaliya 13 gool oo ay dhaliyeen 15 gool , la arki doonee meesha ay kudambeeso ciyaartaan 

What Next?

Recent Articles

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.