Waxaa maalinta 26ka ah oo loo yaqaano Boxing day laciyaari doonaa Horyaalka ingiriiska qeybtiisii 19aad oo lagu soo khatimi doono qeybta hore ee horyaalka . waxaa laciyaari doonaa gabi ahaan kulamada markii laga reebo kulanka dhexmaraayo Arsenal iyo Westham United oo baaqday waxeyna ciyaari doonaan 23 Janaayo 2013 ka . waxeyna kooxaha isku arki doonaan sida tan
Manchester United vs Newcastle United


