Ciyaar aan looga baran baryahaan oo sideed iyo waxba kuquusisay Aston villa , waa guushii ugu weyned sanadkaan Premier League ga waxeyna kor usoo qaaday xagga goolasha oo ay baahi badan ka heesay chelsea balse haatan lasiman United iyo City . Chelsea haatan waxey leedahay 32 dhibcood waxaana u harsan hal ciyaar oo ay laleedahay Southampton , waxeyna u safri doontaa Norwich City maalinta looyaqaano Boxing Day ….






