Qoys reer Kolobiya ah ayaa ku nool mudo 22 Sano ah dhulka hoostiisa oo loogu tala galay in u isku xiro Dhuumaha magaalada qashinka ka fogeeya magaalada, bartamaha magaalada Miidiliin ee Kolombiya Qaarada Laatiin amerika.
Lamaanahaan ayaa muujinaya sida ay ugu noolyahiin nolosha wanaagsan iyaga oo aysan ka muuqan wax mushkilad ah , waxaana kula nolool Godkaasi Aygooda , Godka ayaa waxyaabaha layaabka leh ee uu leeyahay ah in ay ku heestaan Koronto iyo Talafashina uu u yaalo.
Qoyska ayaa waxaa ay ku noolyahin waxyaabaha tabarucaada ah oo ay siiyaan Dadka Socotada ah ha ahaadeeno wax ay cunaan iyo wax ay xirtaan.
Dhibaatada kaliya ee ay ka murugaysan yaiin ayaa ah xiliga Xagaaga oo Qabow fara badan iyo Roob ay ugu soo galaan Godka hoyga u ah.
Mukhtaar Suudi (Ciidey
E_mail: Ciidey@hotmail.com
Muqdisho Somalia
DAAWO SAWIRADA NOLOSHA QOYSKAASi



















