Falaaqeynta horyaalka ingiriiska | XOGMAAL.NET
05202013Headline:

Falaaqeynta horyaalka ingiriiska

Waxaa maanta iyo berri  laciyaari doonaa Horyaalka ingiriiska lugtiisii hore ciyaartii ugu dambeesay ciyaarta ugu soo horeesa waxaa ciyaari doonaan laba koox ee kala ah Wigan VS Arsenal waxeyna ka dhici doontaa The DW Stadium .

Ciyaartii ugu dambeesay ee dhexmarta labadaan koox waxey kadhacday Emirates Stadium     Apr 16, 2012        Arsenal 1 - Wigan Athletic 2 .

Arsenal oo isniintii ku durdurisay ayaa lafilaayaa hadii ay guul kagaarto kulanka maanta in ay kaalinta seddexaad soo gasho.  

Sidoo kale Manchester City ayaa laciyaari doonta Kooxda ugu hooseesa ee premier league ga Reading oo isniintii lasoo dhaafay looga badiyay gurigooda 2 iyo 5 oo  ay arsenal kuguuleesatay ,

maantase waxey marti kutahahy Etihad Stadium oo ay ku adkaandoonto iney kubadiyaan garoonkaas ,

Kulankii ugu dambeeyey oo ay kuyeesheen garoonkaas waxay eheyd kulan Fa Cup ka ahaa waxeyna ciyaarta kusoo dhamaatay Manchester City FC 1 - Reading 0.

habada kulamada maanta waxey ukala dhacaayaan sida tan :

  • Wigan                                   vs                    Arsenal
  • Man City                              vs                     Reading
  • Newcastle                           vs                   QPR
  • Southampton                    vs                  Sunderland
  • Tottenham                          vs                  Stoke City
  • West Brom                           vs                  NorwichCity
  • West Ham                              vs                  Everton

What Next?

Recent Articles

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.