Ciyaaryahanka qadka dhexe umaamula kooxda kubadda cagta ee Manchester City ayaa kuguuleestay ciyaaryahan ka sanadka ee qaarada afrika , yaya Toure ayaa sanadkiisii 2aad kuguuleestay jaa,isadaan asagoo labada jeerba u ciyaarayey Manchester City,
Kaalinta 2aad na waxaa galay Didier Drogba oo ka ciyaara horyaalka Chinese Super League ee kooxda Shanghai Shenhua. kaalinta 3aadna waxaa galay ciyaaryahankii Arsenal u ciyaari jiray Alexandre Dimitri Song Billong oo haatan u ciyaara naadiga aduunka ee Barcelona ,
waatan sida ay ugu kala guuleesteen :


