Faliyoa ayaa waxaa ay ahayd gabar buuran oo qurux badan hasa ahaatee cayilkeeda ku qanci weysay waxa ayna isku dayday in ay is caatayso durbadan waxaa ay ku dhaqaaday go`aankaasi balse iscaatayntaasi ayaa ku noqotay hadan murogo hor leh jirkeediina uu dib usoo kabsan waayay hada culeeskeeda waxaa uu noqday 25-KG halka uu markeedii hore marayay 120KG.
Sawirada aad Daawan doontaan ayaa waxaa ka arki doontaan sida ay gabadhan ahaan jirtay iyo sida ay hada tahay.















