Suurado layaab leh ayaa muujinaya maxbuus ree barasiil ah oo isku dayay in uu ka baxsado xabsiga hase ahaatee uu ku fashilmay isku daygiisa Sababtoo ah Duleelka oo aad u yaraa oowgiis.
Maxbuuskaan oo lagu magacaabo Raafiiniil Faalaako ayaa waxaa la jiray laba kale oo saaxibadiis ah, waxaan ay usuura gashay in uu ka baxaa Daloolka mid ka mida oo ahaa nin aad caato u ah Raafiiniil ayaa ka bixi waayay daloolka Qarkiis hore oo wayn oowgiis.
Saxiibada kale Raafiiniil oo iyana quustay ayaa ugu wacay booliiska si ay saxiibkood u badbaadiyaan , durbadan waxaa loo qaaday cusbitaalka si looga daweeyo jab ka soo gaaray feera. Daawo Sawirada.






