Nin loo heesto Dacwad adag oo la xariirta in uu fara xumeeyay Eygiisa | XOGMAAL.NET
05212013Headline:

Nin loo heesto Dacwad adag oo la xariirta in uu fara xumeeyay Eygiisa

maxkamada gobolka north carolina ee dalka mareykanka ayaa maanta la soo taagay nin loo heysto dacwad ama fal-dambiyeed aad loola yaabay kadib markii  uu fara xumeeyay ey uu lahaaa ninkan eedeysanaha ah

ciidamada booliska ee gobolka north carolina ee dalkaasi mareykanka ayaa gacanta ku soo dhigay nin lagu eedeeyay inuu xoogay ey uu lahaa

Ray Lynn Mitcham oo ah 33 jir ayaa lagu soo eedeeyay in uu xoog ugu galmooday eygiisa waxaana uu gaarsiiyay dhaawac aad u xoogan iminkana lagu dabiibayo eygan loo geystay fara xumeyta isbitaalka guud ee magaalada san-isidro

dhacdadaan foosha xun ayaa lagu arkay taleefoonada duubista loo is-ticmaalo ee loo yaqaan mobile-ka  muuqaal muujinaya in uu weerar ku qaaday ninkan falka xun lagu soo eedeeyay 9-kii bishan aynu ku jirno eygiisa kadibna xoogay  

ninkan falka guracay geystay ayaa lagu siidaayay damaanad iyo lacag dhan 5,000 usd ahama {shan-kun oo dollar} waxaana dib-loo dhigay dacwadiisa illaa iyo bisha soo sacota .

Dr.john lauby katirsan ururada u dooda xuquuqda xayawaanaadka ayaa sheegay in baari-taano lagu sameeyay eygaan la xoogay laguna ogaaday in uu jiro dhibaato jireed oo soo gaaray marka uu dhacayyay xoogista ama galmada

Dr. john lauby oo ah dadka u dooda xuquuqda xayawaanaadka ayaa sidoo kale sheegay in ninkan laga wareejiyay ama lagala-wareegay milkiyada eyga sidoo kalana sanado lagu xukumi doono xabsi waxaana sidaasi u sheegay mar uu u waramayay wakaalada wararka ee associated press

What Next?

Recent Articles

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.