06202013Headline:

Aroos wadajir ah oo loo dhigay Todobo lamaane ah oo gaagaaban Daawo Sawirada

Todoba Lanaane oo ahaa dadka Gagaaban ayaa Guur Wadareed loo gu sameeyay Casimada Wadanka Shiinaha ee bakiin.
Lamaanayaashaan oo dhamaaantood ah fanaaniin hadana gaagaaban auaa dhawaan waxaa ay so ban dhigeen Riwada  lagu magacaabo “Tianpi Shadow” Dad`da lamaanayaashaasi ayaa u dhaxeeysa 21 sano ilaa 27 jir inkasta oo dhirirkoodu yahay midka ugu dheer 5 feet halka inta kalana ya yahiin 4 feet.

Goobta aroska ayeey soo mareen iyaga oo xiran dharka caruuska ee cadcad waxaan laga qaaday sawiro inta aysan lagu qaadin Gawaaridi galbin lahayd.
Daawo Sawirada

بالفيديو والصور: حفل زفاف جماعي لسبعة اقزام في الصين!

What Next?

Recent Articles

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.