Gobol kamid ah Dalka Mareykanka oo Dalbaday in ay ka go’aan Dalka Intiisa kale | XOGMAAL.NET
05232013Headline:

Gobol kamid ah Dalka Mareykanka oo Dalbaday in ay ka go’aan Dalka Intiisa kale

In kabadan 100-kun oo Qof oo Mareykan ah ayaa aqalka cad ee dalka maraykanka ugudbiyay in loo ogolaado in gobolkooda ka madax banaanaado marayknka intiisa kale, ka dib markii xili labaad uu ku guulaystay madaxweynaha dalka maraykana

Dalabkaan ay dadka ku dhaqan goboladaasi ku doonayaan in ay ka amdax banaanaadaan maraykanka ayaa waa ay u gudbiyeen  Pga aqlka cad ee “ waxaa nahay Shacabka”.

Dalabaadkaan waxaa ay inta badan ka imaanayaan Gobolada Tobonka ah ee looga codeeyay met rooni murashaxii madaxtinimada dalka maraykanka.

Waxaa la sheegaa in Dastuurka maraykanka uu san ogoleen in qaar ka mida Gobolada maraykanka ay goonbi isu taagaan .

Ilaa iyo hada wax fal celin rasmi ah kama soo baxin aqalka cad ee dalka marayknka oo ku aadan giini isy taaga ay dalbadeen Gobolo ka mida Dalka marayknka oo ay ku doonayaan in ay samaysataan Dowlada ka madax banana marayknaka.

What Next?

Recent Articles

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.